Laga soo bilaabo xarun tebisa wararka dagaalka oo keliya ilaa fagaare hodmin iyo saqaafadeed, Idaacadda Hargeysi waxa ay sidan ku noqotay sameecadda soo gudbisa heesaha bulsho, riyadooda iyo baraaruggooda.…

Komishanka Xuquuqul Insaanka Somaliland ayaa cambaareeyay tallaabo ay Dawladda Hoose ee Hargeysa kula kacday qaar ka mid ah shaqaalaheeda, isaga oo soo xiganayay muuqaallo lagu faafiyay warbaahinta oo ku saabsan xubno shaqaale ah oo laga eryay shaqada laguna eedeeyay dambiyo ay ka mid yihiin…

Isaga oo shaqo ka soo baxay buu si degdeg ah u soo koray baska xaafadooda u baxa. Waxa uu salka la helay kursi laba qof loogu talagalay. Baska oo in cabbaar ah u kala socda suuqa iyo xaafadooda waxa uu caado u leeyahay inta uu saaran yahay, in uu dhagaysto inta badan barnaamij ama hees. Haddii…

Maalinta qaranku waxa ay Somaliland uga dhigantahay farxad iyo xasuuso dagaal oo is huwan. 18-ka May, madaxweynaha iyo masuuliyiin kale ayaa daawada dhoollatus waddadada dheer lagu soo bandhigo. Guutooyin ciidamo ah, dad ciyaaro kala duwan soo bandhigaya iyo libaax dhabarka loogu duubay calanka…