Skip to main content

Wednesday 10 June 2026

  • facebook
  • x
  • tiktok
  • instagram
  • linkedin
  • youtube
  • whatsapp

Hargeisa

Wacaal |
Xubnaha Goleha Deegaanka Hargeysa ayaa saaka yeeshay kulan aan caadi ahayn, si ay go'aan uga gaadhaan mooshin ka dhan ahaa Duqii Caasimadda iyo Kuxigeenkiisii, Cabdikariin Axmed Mooge iyo Khadar Axmed Cumar, oo lagu eedeeyay in ay kala qaybiyeen magaalada, isla markaana maamuli kari waayeen loollan…

Faaqidaad |
Waxa dhawaan, mar kale, soo labakacleysay colaadda u dhexaysa Muqdisho iyo Hargeysa oo, markan, daaran arrimaha fiisayaasha iyo duullimaadyada oo uu dhinac kaste isku dayay in uu ku muujiyo cududdiisa iyo saameyntiisa. Waxa ay Soomaaliya doonaysaa in ay xaqiijiso ujeeddooyin isbarkan oo isugu jira…

Fan |
Laga soo bilaabo xarun tebisa wararka dagaalka oo keliya ilaa fagaare hodmin iyo saqaafadeed, Idaacadda Hargeysi waxa ay sidan ku noqotay sameecadda soo gudbisa heesaha bulsho, riyadooda iyo baraaruggooda.…

Waxaa laba kaclaysay xiisadda ka dhex taagan xukuumada federaalka Soomaaliya iyo Soomaalilaan, ka dib markii Muqdisho ay soo saartay go’aanno ay ku amrayso shirkadaha duulimaadyadu in ay ka saaraan magaca Soomaalilaan liiskooda oo ay ku beddelaan Soomaaliya (Hargeysa, Soomaaliya). Waxa ay sidaas oo…

Subscribe to Category Page