Skip to main content

Saturday 14 March 2026

  • facebook
  • x
  • tiktok
  • instagram
  • linkedin
  • youtube
  • whatsapp

Hantigoosi

Aragti |
Sannad walba 7 Noofembar waxa ay ku astaysantahay maalinta caalamiga ah ee uu dhacay Kacaankii Oktoobar 1917 ee Bolshefiku ay xukunka ka tuureen boqortooyadii Tasaariga ee Ruushka, lana aasaasay dawladdii ‘Midowgii Jamhuuriyadaha Hantiwaadagga ee Soofiyeeti – Union of Soviet Socialist Republic…

Maqaalkan oo la faafiyey bishii Maaj sannadkii 1949-kii, waxa uu ka mid yahay maqaallada dhifta ah ee uu saynisyahankii weynaa Albert Aynishtayn kaga hadlay dhaqaalaha iyo arrimaha bulshada. Waxa uu ku nuux nuuxsanayaa sida hanti-goosadku u dumiyey tiirarka bulshadu ku taagantahay iyo sida hanti-…

Sawiro in aad si lama filaan ah ula kulantay ilme yar oo ku hafanaya berkad yar oo biyo ah, oo ku siganaya in uu quuso, adiguna aad tahay qofka keliya ee meesha joooga. Si fudud ayaad ilmahaas u bedbaadin kartaa, adigoo berkadda galaya, se ka fikiri maysid in dharkaaga ama kabahu kaa qoyi doonaan,…

Subscribe to Category Page