Skip to main content

Tuesday 13 January 2026

  • facebook
  • x
  • tiktok
  • instagram
  • linkedin
  • youtube
  • whatsapp

hal-abuur

Dhaqan |
28-kii May waxa la shaaciyey geerida qoraagii reer Kiiniya ee Ngugi wa Thiango, oo lagu ladho hormuudka suugaanta Afrika, muddo dheerna u sharraxnaa helidda abaalmarinta Noobal-ka, walow aanu helin. Waa nolol dhereran 87 sanno ah oo kusoo idlaatay dhaxal feker iyo suugaaneed oo aad u xeeldheer,…

Sheeko |
Dad isu furan ayaynu nahay. Baraha bulshada sida xasuushaye ayaynu u adeegsannaa. Xasuuso ayaa aannu ku kaydinaa, xasuuso ayaa aynu ku wadaagnaa. Hadal se ma wadaagno. Waan ku aqaan, haddana, kuma aqaan. Halkaad ka afuraysay waxa aan ku arkayay istoorigaaga. Sawir adiga keligaa ah. …

Subscribe to Category Page