Skip to main content

Monday 9 February 2026

  • facebook
  • x
  • tiktok
  • instagram
  • linkedin
  • youtube
  • whatsapp

Hab qoraal

Feker |
Jaak Dereyda buuggiisa “Ku Keligaysiga Af Ajnabi” waxa uu ku leeyahay: “Luuqad keliya ayaan aqaan, haddana afkaasi ma aha afkaygii”, isaga oo sheegaya in uu luuqad-keliyaale yahayna waxa uu leeyahay: “Afka keliya ee aan aqaannaa waa mid hore usoo ahaa, mustaqbalkana ii ah, hoygayga, sidaas baan…

Dhaqan |
Qof kasta oo jecel xirfadda qoraalku, waxaa uu ku taamaa in uu daleeyo qoraal toolmoon oo tayo leh ama uu noqdo qoraa wanaagsan oo qalinkiisa la jecel yahay, sidaas oo ay tahay haddana; waxaa la ogsoon yahay in aan qof waliba hibo u lahayn xirfadda qoraalka. Waxa kale oo la ogsoon yahay in xirfadda…

Buug |
Hordhac Qoraalku mar waa sooryo. Maankaaga aragtiyaha ku cukan iyo warka ceegaaga markaad qalinka ku dareeriso waxaad ugu talogelaysaa waa inaad ku soorto akhriste jooga meel kaa duwan miley kaa duwan. Waxaad u tebinaysaa fallaadho dareen sida oo turqa maankiisa, ruxa qalbigiisa ama gariiriya…

Subscribe to Category Page