1960 waxa midoobay laba qaybood oo ka mid ah Shantii Soomaaliyeed ee uu gumaysiga reer Yurub qaybiyey. Si guud, intii dedaalka xornimodoonku socday, Soomaalidu waxa ay u hanweynaayeen dawlad ay Shanta Soomaaliyeed ku midoobaan, sidaas darteed, labada qaybood ee sida dhakhsaha ah isugu biiray waxa…