Skip to main content

Sunday 16 August 2026

  • facebook
  • x
  • tiktok
  • instagram
  • linkedin
  • youtube
  • whatsapp

Guudmar Buug

Buug |
Marka la isla soo hadal qaado ama la maqlo buugga “Islam Between East and West/الإسلام بين الشرق والغرب”, (= Islaamka u Dhaxeeya Bari iyo Galbeed) waxa ugu horreeya ee qofka soo jiidanaya ma aha oo keliya qoto-dheeridiisa, balse waa habka gaarka ah ee uu qoraagu u dhisay su’aalaha uu doonayo in uu…

Feker |
Habdhaqanka akhrisku waa astaan ilbaxnimo. Waa rootiin iyo dabeecad ay tahay in qof walba lahaado, waa na daruuro iyo lagama maarmaan nololeed. Sidaas oo ay tahay Soomaalida dhexdeeda weli si xooggan ugama hanaqaadin. Waa mid ka mid ah meelaha u baahan dedaal wadareed heerkasta leh in lagu bixiyo.…

Danbiyo Dagaal: Qabqablayaasha, siyaasiyiinta, dawladaha shisheeye, gargaarka iyo Doorka ay ku leeyihiin fashilka Dawladnimada Soomaaliya, waa buug ay sannadkii 2014 ay soo saartay Wariye Rasna Warah oo u dhalatay Kiiniya. Baadhisteedan waxa ay si qoto dheer ugu lafa guraysaa sida ay dhinacyadaas…

“Qofna hoygiisa kama dhaqaajiyo illaa hoygu noqdo af libaaxbadeed" – Warsan Shire.…

Markale, ayaan si ku talagal ah u akhriyay buugga Kalahaadkii Muqdisho, nuqulkiisa Af-Soomaaliga ah ee uu Boodhari Warsame turjumay. Buuggu waxa uu u qoran yahay hab xusuusqor ah, waxa dhacdooyinkii uu u soo joogay ka warramaya goobjooge, Yuusuf Xayd, oo 1991-kii, isaga oo xusuustiisa kaashanayana…

Xasuusqorkan la yidhaahdo, "My Role in the Foundation of the Somali Nation-state", waxa uu ka hadlayaa taariikh-nololeedkii raysalwasaarihii labaad (1964-1967), ee Soomaaliya, Cabdirisaaq Xaaji Xuseen oo lagu xasuusto falsafad maamulwanaag, islaxisaabtan dawladeed, musuqmaasuqdiid iyo daahfurnaan…

Maqaalkani waxa uu faallaynayaa Buugga uu qoray Cabdiraxmaan Barkhad Good ee “Jiraha Cusub: Faaqidaadda Qofka Ka Dhashay Waayaha Jabbuuti.” Cabdiraxmaan B. Good, waa aqoonyahan muddo badan ku noolaa dalka dibaddiisa. Shahaadadda sare ee waxbarashada waxa uu ku qaatay falkinta suugaanta. Buuggan…

Sannadkii 2024 waxa uu ahaa sannad u daran kooxaha garabka bidixda ah. Walow garabka midig ee qawmiga ah guuldarro ka soo gaadhay Hindiya, muxaafidiintuna ka tanaasuleen maamulka Xisbigii Shaqaalaha Dhexdhexaadka ah ee uu hoggaaminayey Keir Starmer, garabka midig ee xagjirka ahina ku guuldarraystay…

Masrax bulsheedda Soomaalida, waxa uu la gole yimid kacdoon, dhaqan-abuur iyo bandhig la majeerto oo aan ka tirmin xasuusta iyo diiwaanka dhaxalka dhaqan-ummadeedka. Riwaayaddu waxa ay noqotay dugsi aragtiyeedka dhiraandhirisa nolosha dadka, soo bandhigta dhaqanka asiiliga ah ee bulsheed. Kol kale,…

Marka ay kulmaan curin jaadgoonni ah, hodontinnimo afeed figta sare ah; dareennada aadanaha ee kala duwanna si sahlan loogu falkinayo, naqdin bulsheed oo aad u xeeldheer, iyo soo ururinta/lafaggurka shaacsaneyaal kala geddisan oo bulshada ka aloosan; waxaad si fudud u soo tuuraysaa in intaas iyo in…

Subscribe to Category Page