Skip to main content

Tuesday 19 May 2026

  • facebook
  • x
  • tiktok
  • instagram
  • linkedin
  • youtube
  • whatsapp

Gumeysi diid

Buug |
Buugga ‘Daahfurka Soomaaliya’ waxa lagu tiriyaa waxqabadyada hormuudka ah ee si hal-abuurnimo leh uga hadlaya Soomaaliya. Qaar ka mid ah cilmibaadhayaasha ayaa u arka buugga ugu wanaagsan ee laga qoray Soomaaliya ee wax ka eegaya xagal gorfayneed iyo aqooneed. Buuggani waxa uu xuddun u yahay…

Dhaqan |
Mufakirkii ka soo jeeday jasiiradda Martinique ee Faransiisku haystay, Faraanz Faanon, waxa uu laba jeer magaalada Rooma kula kulmay mid ka mid ah falsafadyahannadii ugu caansanaa qarnigii 20aad, waa falsafadyahankii reer Faransiis ee Jaan Bool Saarter. Faanon waxa uu ka mid ahaa mufakiriintii…

Feker |
Wargaysyada iyo majalladihii u dambeeyey ee boqortooyada Cusmaaniyiintu waxa ay soo tebin jireen wararka ku saabsan dagaallada Soomaalidu kula jirto gumaystayaasha reer Yurub, waana arrin ka turjumaya sida masiirka Soomaaliya muhiim ugu ahaa. …

Waxaan aaminsanahay wax ku qoriddayda afka Kikuuyada, af Kiiniyaan ah, af Afrikaan ah, in uu qayb iyo gobol ka yahay halgannada imbiriyaaliyaddiidka ah ee dadka Kiiniyaanka iyo Afrikaanka. —Guugi wa Tiyaango Buugga "Decolonising the Mind", waxa qoray akadeemiga, noofalistaha iyo…

Wargeyska the New York Times ha ka akhrin wax ku saabsan Frantz Fanon, mufakirkii Afro-Kareebiyanka ahaa, kana soo jeeday Martinique, haddii aad akhrididna, hubsiimo badan ku dar. Waxa muuqda in ay wargeyska ka go’antahay marinhabaabinta fikradihii Fanon iyo in ay ka dhigaan qof dhinac u xagliya,…

Aragti |
Sahyuuniyadu waa xagjir, balse, wax aan hore loo arag ma aha, waxa ay tusaale u tahay mandiqa kala qaybsanaanta ee ku xididaysan dawladnimada casriga ah. Sidee baan u fahmi karnaa cunfiga bahalnimada ah ee si aan kala soocnayn taliska Israa’iil kula kacayo reer Falastiin, hadday yihiin carruur,…

Sannadkii 1898kii waxa la jabiyay kacdoonkii Mahdiga Suudaan oo ahaa kacdoon diineed oo salka ku hayay gumeysi-diid iyo diin nooleyn. Waxa salka u dhigay wadaad reer Suudaan ah oo la odhan jiray Maxamed Axmed lana baxay ‘Mahdi’ isaga oo sheeganaya in uu yahay Mahdigii uu sii sheegay Nabi Maxamed…

Subscribe to Category Page