Tan iyo intii gumeystaha reer Galbeed yimid dunida Bari, waxaa jirtay suuro goonniya oo ay ku sifayn jireen dalalkii ay qabsadeen iyo dadka ku noolba. Bilmetal, ninka reer Galbeed wuxuu u arkay reer Bariga dad aan waxba dhaamin xayawaanka duurjoogta ah. Agtiisa, reer Barigu waxay ahaayeen dad aan…

Wargaysyada iyo majalladihii u dambeeyey ee boqortooyada Cusmaaniyiintu waxa ay soo tebin jireen wararka ku saabsan dagaallada Soomaalidu kula jirto gumaystayaasha reer Yurub, waana arrin ka turjumaya sida masiirka Soomaaliya muhiim ugu ahaa. …

Wargeyska the New York Times ha ka akhrin wax ku saabsan Frantz Fanon, mufakirkii Afro-Kareebiyanka ahaa, kana soo jeeday Martinique, haddii aad akhrididna, hubsiimo badan ku dar. Waxa muuqda in ay wargeyska ka go’antahay marinhabaabinta fikradihii Fanon iyo in ay ka dhigaan qof dhinac u xagliya,…

Hordhac
Waxa xaqiiqo ah in aragtiyuhu ay ku qotomaan ujeedooyin siyaasadeed, dhaqan ama dhaqaale. Aragti kaste waxa curiya qayb bulshada ka mid ah iyaga oo danahooda dhex marsanaya. Cid kaste oo aragtidaas lihi waxa ay u sii dhiibtaa si toosa ama si dadban cid kale oo ay is leedahay meel bay…