Inta badan, sheekooyinka soojireenka ah ee ku saabsan samaysanka dawladnimada cusub ee laga soo bilaabo Heshiiskii Nabadda Westifaaliya, sannadkii 1648-kii, waxa loo arkaa bar kala qaybin, sababtoo ah waa dagaalkii ugu dambeeyey dagaalladii diineed ee Yurub, waana dagaalkii Soddonka Sanno. Sida…

Toddobaatankii sanno ee la soo dhaafay, qaaradda Aasiya waxa ka dhacay isbeddello dhaqaale oo mug leh. Dalalka loo yaqaanno “Shabeellada Aasiya” sida Kuuriyada Koonfureed, Taywaan, Malaysiya iyo Singabuur ayaa ka soo kabtay gumeysigii foosha xumaa ee ay u geysteen Jabbaan iyo Ingiriisku, dabadeedna…

Mufakirkii ka soo jeeday jasiiradda Martinique ee Faransiisku haystay, Faraanz Faanon, waxa uu laba jeer magaalada Rooma kula kulmay mid ka mid ah falsafadyahannadii ugu caansanaa qarnigii 20aad, waa falsafadyahankii reer Faransiis ee Jaan Bool Saarter. Faanon waxa uu ka mid ahaa mufakiriintii…