Filimka Arrival (2016) waa filim keliya aan ku saabsanayn noole-cireed dhulka soo weeraray. Waxaa sameeyay Denis Villeneuve oo hore u sameeyay filimaan aad u caan baxay sida lamaanaha Dune, Incendies iyo Blade Runner 2049. Filimka waxaa laga soo xigtay sheekada la yidhaa ‘Story of Your Life’ oo ah…

Sannadkii tagay ee 2024 waxa uu ahaa sannad hodan ku ah soo saarka filinnada, waa marka loo eego dhawrkii sanno ee ka horreeyey. Waxa soo butaacay filinno tiro iyo tayoba isku darsaday, kuwaas oo buuxiyey halbeegyada kala duwanaanshiyaha. Filin kastaa xiiso gooni ah buu lahaa, bil walba na waxa soo…

Bishan tobnaad waxa la la kowsaday warka nayaayirada leh ee sheegaya in uu ku soo laabtay shaqadii jilliinka Daniel Day-Lewis, taas oo uu muddo toddoba sanno ah ka sii maqnaa. Jilaagan 67 jirka ah ayaa sannadkii 2017-kii ka fadhiistay jilaannimada kadib kolkii uu soo baxay filinkiisii quruxda…

Filinkan waxa soo saaray Thomas Vinterberg, waxana jilaya Mads Mikkelsen, isaga oo soo baxay sannadkii 2012. Filinkan sheekadiisu waa mid aad u kakan, adagtahay daawashadeedu isla markaas na xiiso leh, mudanna in la daawado, waxa uu tixraac ku samaynayaa Luukas (Mads) oo ku nool tuulo aad u yar,…