Marka la isla soo hadal qaado ama la maqlo buugga “Islam Between East and West/الإسلام بين الشرق والغرب”, (= Islaamka u Dhaxeeya Bari iyo Galbeed) waxa ugu horreeya ee qofka soo jiidanaya ma aha oo keliya qoto-dheeridiisa, balse waa habka gaarka ah ee uu qoraagu u dhisay su’aalaha uu doonayo in uu…

Eexaysiga Addoonnimada waa buug uu qoray Étienne de La Boétie, turjumaaddiisana uu sameeyey Cabdicasiis Guudcadde. Waa buug falsafadeed oo si qotodheer u baaraya xidhiidhka ka dhexeeya xorriyadda, awoodda iyo dabeecadda bulshada. Ma aha buug ku kooban dhaleecaynta kelitalisnimada ama soo…

Buuggan aynu faallaynayno waxa qoray Ngũgĩ wa Thiong'o (1938-2025) oo lagu tibaaxo in uu ka mid yahay suugaanyahannada culus ee ay Afrika hindistay. Waxqabadkiisu waxa ay ahaayeen kuwo daarran sheeko-faneedda iyo aqoonta guud. Waxa uu ka mid yahay qoraayada ugu culus ee uguna magaca dheer wixii ka…

Xilligii Hayaanka Waqooyi waa Sheeko faneed uu qoray qoraagii Suudaaniga ahaa ee ku maammuusnaa Cabqariga Sheekada Carbeed, Dayib Saalax (1929—2009). Marka loo eego qarnigii labaatanaad oo ay soo baxday (1966) waxay ku tirsan tahay sheekooyinka sarsare ee heer caalami gaadhay ee loo turjumay ilaa…