Skip to main content

Tuesday 10 March 2026

  • facebook
  • x
  • tiktok
  • instagram
  • linkedin
  • youtube
  • whatsapp

gorfey filin

Masrax |
Dabshidkii 2007-kii waxa lagu tiriyaa sannadkii ugu foolaadsanaa shaneemada hollywood-ka ee qarniga 21-aad. Waa sannad baadisooc ku ahaa filimaan leh sheekooyin falsafiya oo lafagura, naqdiya waayaha bulshada, islajeerkaana ku abuura kasmaalid iyo baraarug. Ogobeey waa sannadka ay soo ifbaxeen…

Billawgaba waad liqaysa fikradda taxanaha kolka aad aragto Maark (Adam Scott) isaga oo baabuurkiisa saaran oo ilinta iska tiraya. Waxa uu hortaaganyahay shirkadda Lumon oo uu ka shaqeeyo. Ilbidhiqsiyo kaddib marka uu ilinka xafiiskiisa cagta saaro waa qof kale, gabi way is beddelayaan xariijimaha…

Hordhac Waa Maajid Majiidi oo u muuqda in uu kabo illaday, si uu sandulle innoogu baro indha-sarcaadka Shaneemada Iiraan. Si guudba iyada oo fankii, aqoontii, iyo siyaasaddii barigu ay dumeen— oo aanay cidina ka xiiranin, haddana shaneemada Iiraan, iyo gaar ahaan waxsoosaarka Maajid ma aha wax la…

Markii ugu horraysay ee aan boostarka filinkan, The Iron Claw (2023), arkay danayn sidaas ah ma siin oo durtadiiba waan iska dhaafay, laba sababoodba awgood: in inanta Soomaaliyeed ee boggeeda Tiwiitarka soo dhigtay boostarka filinkan ay ku soo dul qortay eray kooban oo aan af…

Subscribe to Category Page