Skip to main content

Sunday 8 February 2026

  • facebook
  • x
  • tiktok
  • instagram
  • linkedin
  • youtube
  • whatsapp

Gorfayn

Buug |
“Qofna hoygiisa kama dhaqaajiyo illaa hoygu noqdo af libaaxbadeed" – Warsan Shire.…

Maqaalkani waxa uu gorfaynayaa buugga “Dhaqaalaha Dawo Samaynta: Sidee ayaa ay Shirkadaha Waaweyni u Burburinayaan Caafimaadka Dunida”, oo uu rugcaddaaga warbaahinta ee Nick Dearden ku gorfaynayo qaababka arxandarrada ah ee loo sumcad dilo soosaarista dawooyinka iyo faafintooda, walow qoraaga…

La yaab malaha in buugga cusub ee Angela Saini ka helo gorfayn iyo faallooyin togan dadka raba in laga gudbo takoorka jinsiga, ee garwaaqsan saameyntii ba’nayd ee gumeysigu dunida ku yeeshay. Doodda Saini waxa udub-dhexaad u ah; in hab nololeedkeenna bulsho yahay wax ka dhashay sooyaalka, ee…

Afka qaranku wuxuu qayb lamadhaafaan ah ka yahay haybta dadweynaha, la'aantiina ummaddu way midnimo beelaysaa, awooddii ay iskula falgeli lahaydna meesha way ka baxaysaa. Af Soomaaligu xataa intii aanu lahayn far qoran oo rasmi ah, wuxuu weligii ahaa af hodon ah marka la eego dhanka dhismaha iyo…

Aragti |
Waxaa habboon in aannu ka la qaadno qofka aqoonyahanka ah iyo qofka indheergaradka ah. Aqoonyahanku waa qofka la qabsaday in uu wax ku saleeyo waxa la gu shubtay, waana xagjir dabafadhiya qolada ay is ku aragtida yihiin. Se indheergaradku waa qof u laabfuran fikir kasta oo cusub, u na naqdin kara…

Feker |
Markii Cabdifataax Kilito, oo ah suugaanyahan u dhashay dalka Marooko, uu ku guulaystay abaalmarinta Boqor Faysal binu Cabdicasiis ee Suugaanta Carabiga, guddidii kala saarista abaalmarintu waxa ay ku ammaantay hal-abuurnimadiisa iyo dedaalka qotota dheer ee uu geliyey gorfaynta suugaanta kalaasiga…

Fan |
Suugaanta Kayntu waa "suugaan dareen wadareed xambaarsan, balse dookh shakhsi ahi ku yar yahay." Waa degaan oommane ah iyo dad reer guuraa ah. Waa duul sannadka intiisa badan geeddi ku jira, oo hadba meeshii baad iyo biyo loogu sheego, xoolahahooda ula hayaama. Waa dad hadh iyo habeen dagaal u…

Suugaanlayda dunida oo dhan waxay isu taagaan dhabsheegnimo iyagoo middaas ku mutaysto dhibaatooyin ka la duwan. Si ay dhabta u sheegaan dhibtana uga badbaadaan ayay u adeegsadaan farsamada 'suugaanta sarbeeban'. Hal'abuurka suugaanlayda oo dhan waxay badankood dhibbanayaal u noqdaan…

Gorfaynta Buugga: Istaahil: Halgankii Nololeed ee Bashiir Cali Biixi Qoraaga buugga: Dr Bashiir Cali Biixi Gorfaynta: Cabdullaahi Sanco Tirada bogagga: 387 Daabacaaddda: 1aad, 2023 Buuggani waa xusuusqorka halgamaa Dr Bashiir Cali Biixi oo ka mid ah indheergaradka Soomaaliyeed iyo…

Subscribe to Category Page