Dawladda Somaliland ayaa sheegtay inay gacanta ku dhigtay hub ay ku tilmaameen mid ka yimid dalal shisheeye, laguna waday in lagu huriyo colaado beeleed ka dhaca gobollada galbeedka ee Awdal iyo Salal. Eedeyntan ayaa kusoo beegmaysa xilli deegaannadaasi ay weli kasoo kabanayaan xiisado siyaasadeed…