Feker
Cabdiraxmaan Maxamed Ism
|
Diogenes (404 BC) wuxuu ahaa darbi-jiif Eebbe ku mannaystay sarbeeb iyo hadal maldahan oo aan hawraartiisa dhayal loo saafi karin, buuni la kaliyaystay garasho iyo kasfiiqni noolaa milay ay Giriigga dishoodeen khuraafaad iyo jaahawareer darani. Wuxuu noqday saahid u banbaxay…