Goobollada la isku yidhaa Afrikada Saaxil waxa ay foodda la galayaan marxalad cusub oo fawdo ah. Ka soo bilaw Nayjeeriya oo ay sii kordhayaan falalka rabashadaha ee la la beegsanayo masixiiyiinta dalkaas ilaa laga soo gaadhayo Maali oo ay muddo toddobaadyo ah kooxo hubaysani ay isku hareereeyeen…

“Waxa gef ah in aad aamintid in falsafaddu tahay hindise Yurubiyaan oo ku samaysantay mucjisada Giriigga. Joogtaynta falsafaddu waa wax ku abuuran jidhka aadamaha, laga soo bilaabo kolkii uu aasay maydkiisa, ee uu is wayddiiyey macnaha nolosha, sidoo kalena bilaabay in uu farsamooyin faneed ku…

Maxamuud Mamdaani waxa uu soo saaray buug amakaag leh; amakaaggaasi ma aha qaabqoraalkiisa sidkan amaba curintiisa sare, se waa in uu xukun rafcaan ah siinayo Idi Aamiin, keligiitaliyihii Yugaandha, ee inta badan xusuusta casriga ah magaciisu la xidhiidho dhiig-daadin iyo argagax oo dhan. Buuggiisa…

Wasiirka Arrimaha Dibedda ee Masar, Badri Cabdilcaadi, ayaa u sheegay Guddoomiyeha Guddiga Midowga Afrika, Maxamuud Cali Yuusuf, in ay lamahuraan tahay in dadaal la isugu geeyo sidii loo heli lahaa maalgalin ku filan oo ay ku hawlgali karaan ciidamada Hawlgalka Taageerada iyo Xasilinta Soomaaliya…

Masraxiyadda “Codad Dabaylo Sidaan”, ee uu qoraaga weyn ee reer Ivory Coast, Bernard Dadie, soo saaray 1970-kii, waxa lagu tiriyaa dhaxalka suugaaneed ee ka markhaati kacaya kadeedka hoggaamineed iyo kelitalisnimo ee Afrika, xornimadii ka dib. Waxa ay dhaliilo dhiirran u jeedisaa faca…

Taywaan iyo Somaliland, oo labadooduba ku jira go’doon diblumaasiyadeed, waxa ay kala saxeexdeen iskaashi iyo isbahaysi aan la filayn, arrinkan oo lagala soo dhex bixi karo sida xidhiidhka Taywaan uu Somaliland ugu noqon karo fursad dhif ah oo ay ku horumariso dhaqaalaheeda khayraadka badda ee iska…