Geeska markii aan asaasnay horraantii 2023, wajigiisii tijaabada ahaa, waxa aan ku soo beegannay marxalad ay mandiqadda Geeska Afriki ku jirtay wareerkii ugu badnaa. Waxa markaa uun bilaabmatay colaaddii Laascaanood; waxay ahayd mid lagu halaagsamay oo aan la is dhegaysanayn, waxa ay ahayd mid…