Geeridu waxa ay ka mid tahay siraha ugu adag uguna yaabka badan ee aanay dadku ka gungaadhin intii ay jireen, si kaste oo ay aqoontooda iyo waaya-aragnimadoodu u horumaraan. Sidaa awgeed, kama ilbaxaan yaabkeeda iyo cabsideeda, oo mar kaste oo ay soo foodsaarto asbaabta geeridu waa kuwii argagaxa,…