Skip to main content

Sunday 17 May 2026

  • facebook
  • x
  • tiktok
  • instagram
  • linkedin
  • youtube
  • whatsapp

geeri

Faaqidaad |
Waxa maanta oo ay taariikhdu tahay 15-ka bisha 10aad, ku geeriyooday dalka Hindiya, Raila Amolo Odinga (1945 – 2025), hoggaamiyihii muddada dheer ee mucaaridka Kiiniya, oo hadda haa 80 jir. Mudane Odinga ayaa dhawaan u tagay dalka Hindiya xaalad caafimaad oo uu xisbigiisu ku sheegay in aanay khatar…

Dhawaan waxa dunida ka baxay Jose Alberto Mujica (1935 – 2025), oo madaxweyne ka noqday Urugway muddadii u dhaxaysay 2010 ilaa 2015. Waa madaxweynaha lagu tilmaamo, laguna tilmaami doono madaxweynihii dunida ugu saboolsanaa. Dunidan hadda ee wax kasta degdegga yihiin, laguna koobsado cinwaannada…

Feker |
David Rönnegard waa faylasuuf reer Iswiidhan ah, ka dib markii uu ku dhacay xanuunka kansarku ayaa uu maqaalkan qoray (Geeddiga la'aantay soconaya), isaga oo kula faqaya naftiisa oo uu rabo in uu geerida la heshiisiiyo, raadka ka hadhayana dib ugu qiimeeyo. Ima taqaanid aniga. Badankiinna,…

Sheeko |
Labadii sanno ee u danbeeyay waxa uu ku jiray xaalad hubanti la'aan ah. Marka uu maalmo joogaba waxa la geynayay goob caafimaad. Waxa ay taasi dhaxalsiisay welwelka uu ka qabo waayihiisa caafimaad iyo taag yarida la soo deristay. Kolkii hore, miyigu waxa uu u ahaa duni u gaar ah oo aannu waxba…

Sariir yar oo loox ka samaysan ayaa ay dul taallaa. Ma leh awood ay kaligeed kaga dul kacdo inay cidi garab gasho mooyee. Intaan kicitaan la gaadhin ma soo fadhiisan kartaba. Da’ ahaan sariirtu aniga waa ay iga wayn tahay, ilaa labaataneeyo sano ayey ka horraysay dhalashadaydii oo…

Subscribe to Category Page