Xidhiidhka Maraykanka iyo Soomaaliya ayaa galay marxlad aan hore loo arag ka dib markii Maraykanku shaaca ka qaaday in uu hakiyey barnaamijkii gargaarka ee uu siin jiray Soomaaliya kaas oo ay dan ku qabtay Xukuumadda Federaalka ee fadhigeedu yahay Muqdisho. Tallaabadan ayaa timid ka dib eedaymo loo…

Hordhac
Ugu horrayn in gargaar la bixiyo ama la qaato waa wax ku xidhan xaalad gaar ah, sababo iyo ujeeddooyin koobanna leh. Dhibaato ka tan badani markay cid gaar ah ku dhacdo in si dadnimo leh loogu damqado oo gargaar dhaqaale iyo gurmad loo fidiyo waa dadnimo. Balse waxa ay mushkilad noqotaa…

Sannadkan 2025 waxa dhacay wax aysan cidina sii saadaalin. Maraykanku waxa uu gebi ahaanba ka baxay masraxa ay dawladdaha caalamku ku tartamaan ee gargaar bixinta, deeqaha ama si kale waxa loogu yeedho caawimada dibadda. Maamulka Madaxweyne Trump waxa uu hakiyay in ka badan 40 bilyan oo doollar oo…

Sucaad waraysigan ay Geeska siisay waxa ay ku soo gudbinaysaa isbeddelada ku yimi shaqooyinka arrimaha gargaarka, musuqmaasuqa baahsan ee ka dhex jira iyo hab fekerka dadka hadda ku biira shaqooyinka gargaarka. …