Sucaad waraysigan ay Geeska siisay waxa ay ku soo gudbinaysaa isbeddelada ku yimi shaqooyinka arrimaha gargaarka, musuqmaasuqa baahsan ee ka dhex jira iyo hab fekerka dadka hadda ku biira shaqooyinka gargaarka. …

Taariikhda Dr. Xaawa oo Kooban
Xaawa Cabdi waxa ay ku dhalatay magaalada Muqdisho, 17kii May, 1947, waxa ay ka mid ahayd ardaydii fursadda waxbarasho u helay dalka dibaddiisa, waxa ayna kulliyadda Caafimaadka ka diyaarisay jaamacad ku taalla caasimadda Yukray, ee Kiyeef (Hore USSR) waxa ayna si…

Waa laga yaabaa in akhristuhu ku argagaxo cinwaanka. Waa laga yaabaa in uu buunbuunis u tuhmo. Hasayeeshee sidaas ma aha. Deraasad cusub baynu nuxurkeeda isla wadaagaynaa, si aynu u qiimayno in kabadbadin ay tahay iyo in kale. Gargaar kasta xoogga ma saarayno, ee kan loogu talagalay doorsoonka…