Skip to main content

Sunday 9 August 2026

  • facebook
  • x
  • tiktok
  • instagram
  • linkedin
  • youtube
  • whatsapp

Garaad Gacmeed

Aragti |
Ma aha duullaan ka imanaya meerayaal kale oo ujeeddadiisu tahay inuu baabi'iyo bini’aadamka oo uu beddelo. Waa wax uu bini’aadamku sameeyay si uu u beddelo qaar ka mid ah hawlaha ay dadku qabtaan. Muddo dheer wuxuu ku koobnaa filimada mala-awaalka sayniska ah, ilaa uu mala-awaalkaasi bilaabay inuu…

Feker |
Barnaamijyada luuqadeed ee waaweyn sida ChatGPT waxay noqdeen kaaliye degdeg ah oo ay adeegsadaan ardayda, qoraayaasha iyo hal-abuurayaashu. Hal gujin gudaheed ayaa maqaallada lagu qoraa, jawaabahana lagu diyaariyaa, cilmi-baadhis iyo dadaal saacado badan qaadan lahaana la soo koobaa. Laakiin…

Daraasad cusub ayaa daaha ka fayday in ay bini’aadamku durtaba bilaabeen inay qaataan hab luuqadeed si weyn ugu eg kan garaad-gacmeedka, sida ChatGPT. Isbeddelkan aamusan, oo ay ogaadeen cilmi-baadhayaal ka tirsan Machadka Max Planck ee Horumarinta Aadanaha ee Barliin, kuma koobnayn ereyada oo…

Waxaan ka mid ahay ardayda Soomaaliyeed ee gudaha dalka wax ku barata, khaasatan aqoonta kombuyuutarka iyo barnaamijyadiisa. Markii aan arkay ardayda Soomaaliyeed ee kumanaanka ah ee jaamacadaha ka baxay casrigan, aragtidaydu waxay ila tahay in dhalinyarada Soomaaliyeed ay heehaabayaan laba…

Faaqidaad |
Horraantii 2025, Dawladda Faransiiska ayaa ku eedaysay ninka adduunka ugu maalqabeensan, Elon Musk, ahna mulkiilaha barta caanka ah ee X oo hore loo odhan jiray Twitter, in uu faragaliyay doorashooyinka isaga oo isticmaalaya Algooriisamka iyo aaladda garaadka macmalka ah. Xeer-ilaaliyeyaasha…

Mar ka mid ah bilaha soo socda, waxa aan rejaynayaa inaan helo jeeg aan lacag badan ahayn, anigoo ka mid ah qoraayadii kooxda ahaa ee dacwad wadareedka Bartz ka gudbiyey shirkadda Anthropic. 2025, shirkadda garaad-gacmeedka Anthropic, ee sida rasmiga ah loogu yaqaanno hal-abuuridda robotka…

Buug |
Fekradaha udubdhexaadka u ah buuggan waxa ka mid ah midkeenna in aanu awoodin, isaga oo keligii fekeraya, in uu in ku filan adeegsado maankiisa, si uu u keeno waxsoosaar miradhal leh. Caqlaaniyaddu waxa ay kasoo fushaa bulsho leh feker maangal ah oo kooxiba kooxda kale saxdo…

Subscribe to Category Page