Ka soo qaad in uu ereygu yahay sida ganacsade socdaal badan, oo suuqyada dhex wareega, alaabtiisana ka qaada luuqad una gudbiya mid kale. Mala-awaalkani ma aha mid xaqiiqada ka fog. Ereyga “tacriifad” (canshuurta kastamyada), oo maanta si weyn looga adeegsado macaamillada kastamyada isla markaana…

Dagaalka waxa lagu tibaaxaa fahanbixino kala jaad ah, sida in uu yahay masiibo bani aadanimo oo lagu le’do, fashil ku yimaadda wadaxaajoodka ama dublamaasiyadda iyo isku dhaca aydhiyoolajiyadaha loollamaya ee kala qaayasoorka geddisan. Si la mid ah marar kale, waxa la huwiyaa qolof dahaadha…

Si ay ka muuqato isku-day cad ah oo lagu furdaaminayo marinhabaabinno ay qayb ka ahayd xukuumaddu, waxa uu Madaxweyneha Somaliland, Cabdiraxmaan Maxamed Cabdillaahi Cirro, qaaday tallaabo ku qasabtay shirkadaha kooban ee awoodda badan in ay hakiyaan kor u qaadis ay ka wada shaqeeyeen oo ay ku…

Hordhac
Markii ay duntay dawladdii dhexe ee Soomaaliya, waxaa bilaabmay qalalaase iyo dagaallo sokeeye, badi dadkii Soomaaliyeedna waa ay qaxeen oo waxa ay galeen dalal shisheeye. Kolkii ay jirtay dawladdii Soomaaliya, waa ay jireen socdaalka ay Soomaalidu ku tagaan dalalka shisheeye, si gaar…