Bishii Diseenbar 1968, qoraa dhallinyaro ah oo reer Czech ah ayaa goob-qubays (sauna) ku taalla dacalka Webiga Vltava kula kulmay saddex qoraa oo reer Laatiin Ameerika ah.: Gabriel García Márquez, Julio Cortázar iyo Carlos Fuentes, kuwaas oo Prague u yimi casuumaad ay ka heleen midowga qoraayada…

Ana Magdalena Bach waa gabadh da’ dhexaad ah. Sannad kasta, bisha Ogost, waxay u socdaashaa jasiiradaha Kareebiyaanka, si ay u soo siyaarato xawaalkii hooyadeed oo halkaas ku yaalla. Siddeed sannadood ayay siyaaradaasi xidhiidh tahay si ay xusuusteeda ugu waariso geerida habartii dashay. Sannadka…