Skip to main content

  • facebook
  • x
  • tiktok
  • instagram
  • linkedin
  • youtube
  • whatsapp

Gabadha Soomaaliyeed

Buug |
Buuggan lagu magacaabo “The Absent Father Effect on Daughters”, waxa qortay Susan Schwartz oo ah caalim nafsadeed oo ku xeeldheer wax ka qoridda kasmanafeedda. Buugga waxay kaga hadlaysaa mawduuc xiise badan oo ku tacalluqa sida maqnaashaha aabbuhu u saameeyo dareenka, nafsadda iyo hab-fekerka…

Aragti |
"Araweelo dumar oo dhan bay, u aqli roonayd Iyaduna awoowgeed la naar, ma arrin fiicnayne Goortii ugaas laga dhiguu, ololay suurkiiye" — Faarax Xuseen Sharma'arke Sheeko-xariiradu waa mid kamid ah arrimaha dhifka ah ee bulshooyinka caalamku ka simanyihiin lahaanshaheeda. Bulsho kasta waxay u…

Waa hubaal in maanta bulshada inteeda xooggani isla qirsantahay in gabadha Soomaalida ahi la nooshahay dulmi badan oo ay tirsanayso ilaa iyo xilli fog oo dib ugu noqonaya unkankii bulshadeeda. Ugu yaraan maanta lagama doodayo gabadha ma xaq baa ka maqan mise way kibirsantahay—sida dhici jirtay…

Subscribe to Category Page