Aragti
Naciima Siciid Saalax
|
Waqti xaadirkan, quudhsiga ka dhanka ah dadka albiinaha ahi aad buu u daran yahay oo wuxuuba gaadhaa heer ubadka xaaladdaa ku sugani aanay waxbarasho helin.
Cilmi Bile Maxamed, oo 25 jir ahi, isaga oo ka warramaya sida loogu takooro in uu albino (albinism) qabo, wuxuu yidhi: “Dadku waxay igu…