Somaliland xeerarkeedu way dhawrayaan xorriyadda saxaafadda. Laakiin madaxdeedu way ka dul tallaabsataa.
Kolkii Somaliland ay ku dhawaaqday in ay ka go’day Soomaaliya inteeda kale, bishii Meey 1991, qodobbada ugu waaweyn ee dadka maankooda ka guuxayay ee cid kastaa u heellanayd waxa ka…

Cabdalle Axmed Muumin waa xoghayaha guud ee ururka saxafiyiinta Soomaaliyeed; wuxuu sheegay in loo baahan yahay in laga hawl galo sidii loo ilaalin lahaa saxafiyiinta iyo xorriyadda saxaafadda.
Xorriyadda saxaafaddu waxay mar kale dhibbane u noqotay khilaafaadka dhawaanahan ka soo cusboonaaday…