Nelson Mandela oo ah madaxweynihii ugu horreeyey ee si dimuqraaddi ah loogu doorto Koonfur Afrika (1994 ilaa 1999), waxa uu dunida ku yeeshay saamayn qotodheer. Ma ahayn hadaljeediye muxaadarooyinkiisa lagu bartay, ma ahayn kelitaliyayaasha laga baqo, mana ahayn mufakir lagu bartay waxsoosaarkiisa…