Skip to main content

Wednesday 19 August 2026

  • facebook
  • x
  • tiktok
  • instagram
  • linkedin
  • youtube
  • whatsapp

filin samaynta

Masrax |
Bandhigga Filinnada Istanbuul oo socday intii u dhexaysay 9-kii illaa 19-kii Abriil 2026, waxa tartankiisa rasmiga ahi ka koobnaa shan iyo toban filin oo hodan ku ahaa kala duwanaanshiyahooda, ha ahaato dhinaca qaababka muuqaaleed iyo dhinaca nuxurkaba. Waxaa ka mid ahaa hal-abuurkan yaabka badan:…

Dhaqan |
Filin-soosaaraha rugcaddaaga ah ee reer Itoobiya, Xayle Gerima, waxa uu kaqaybgal soojiidasho leh ku lahaa bandhigga Shaneemada Caalamiga ah ee Baarliin (16 ilaa 22-kii Feebarweri), iyadoo filinkiisii u dambeeyey ee “Libaaxyo Madow iyo Yeyda Roomaanka” lagu soo bandhigay. Girma waxa kale oo uu…

Hordhac Sannadkii tegay (2024) waxaa dunida shaashadaheeda la saaray filin saddex saacadood iyo badh soconaya oo caaqibo leh—"The Brutalist"— oo ah nusqad filimeed sheekadiisu male-awaal tahay oo ay wada qoreen Corbet iyo Mona Fastvold, kaas oo laga matalay qisada naqshadeeyaashii muhaajiriinta…

Shaneemadu waa agab awood leh oo lagu gudbiyo sheekooyin, taasoo qaabeysa sida bulshooyinku u fahmaan taariikhda, dhaqanka, iyo aqoonsiga. Si kastaba ha ahaatee, doorka haweenka ee shaneemada—ha noqoto shaashadda horteeda ama gadaasheeda waxaa haystay caqabado nidaami ah (Systematic Problems) oo ka…

Subscribe to Category Page