Skip to main content

Tuesday 19 May 2026

  • facebook
  • x
  • tiktok
  • instagram
  • linkedin
  • youtube
  • whatsapp

Filin gaaban

Masrax |
Jacfar Panahi, oo ah agaasime iyo filinqore Iiriinayaan ah ayaa gu'gii sannadkan la gole yimid sheeko ciwaankeeda lamafilaan oo dhami ku dhan yahay 'It Was Just an Accident' tiyaatarka magaalo xeebeedda koonfurta dalka Faransiiska dhacda ee Cannes, laguna qabto bandhig filimeedka shaacsanaha ah oo…

Hordhac Sannadkii tegay (2024) waxaa dunida shaashadaheeda la saaray filin saddex saacadood iyo badh soconaya oo caaqibo leh—"The Brutalist"— oo ah nusqad filimeed sheekadiisu male-awaal tahay oo ay wada qoreen Corbet iyo Mona Fastvold, kaas oo laga matalay qisada naqshadeeyaashii muhaajiriinta…

Sannadkii tagay ee 2024 waxa uu ahaa sannad hodan ku ah soo saarka filinnada, waa marka loo eego dhawrkii sanno ee ka horreeyey. Waxa soo butaacay filinno tiro iyo tayoba isku darsaday, kuwaas oo buuxiyey halbeegyada kala duwanaanshiyaha. Filin kastaa xiiso gooni ah buu lahaa, bil walba na waxa soo…

Filinka kooban ee Loollan ayaan daawaday. Run ahaan dulucda uu xanbaarsan yahay way ka mug weyn tahay waqtiga aadka u yar ee uu soconayo. Waa wiil ifka ka raba in uu fanka la falgalo oo wanaagsanaado, noloshana wanaajiyo. Laakiin waxa hadhaynaya, iskuulka ilaa aqalka, aragtiyo lid ku ah oo…

Subscribe to Category Page