Ma suuragal baa in maanso kooban ay xambaarsanaato falsafad ka qoto dheer mid ku jirta buug falsafadeed? Sidee ayay sheeko ama maanso, iyaga oo aan si toos ah u qeexin falsafadda, haddana maskaxda ugu abuuri karaan su'aalo ku saabsan runta, jiritaanka, caddaaladda, xorriyadda iyo macnaha nolosha,…

Shaki kuma jiro in daacadnimadu tahay sifo wanaagsan, balse ma tahay marka laga hadlayo xidhiidhadii jacayl ee hore? Xitaa haddii aynaan qiran, dad badan ayey maskaxdoodu ku shuqlantahay in lammaanahoodu hore u soo maray xidhiidh jacayl iyo in kale. Taasi waxay keentaa in la is weydiiyo su’aalo…

Karl Marx waxa uu ahaa faylasuuf, dhaqaaleyahan, iyo mufakir bulsho oo saameyn aan la qiyaasi karin ku yeeshay isbeddellada taariikheed, dhaqaale, iyo siyaasadeed ee dunida labadii qarni ee la soo dhaafay. Iyada oo la xusayo sannad-guuradii 200-aad ee dhalashadiisa iyo in ka badan 150 sano ka dib…

Sannadkii 1871-kii, qoraa aan magaciisa la aqoon ayaa ku qoray xusuus-qorkiisa noloshiisii caasimadda Ingiriiska isagoo yidhi: “Daal aad u baaxad weyn ayaa ku dhaca neerfayaasha iyo maskaxda reer London. Dadku waxay ku nool yihiin degdeg, wax kasta oo hareerahooda ka dhacayana waxay u socdaan si…

"Dagaalku waa nabad, xorriyaddu waa addoonsi, jahliguna waa awood."
"Walaalka Weyni wuu kula socdaa."
Weedho aan sinaba maankaaga uga go'i doonin marka aad sheekadan akhrido. Laakiin marka hore ku soo dhowoow caalamka Orwell, caalam uu fekerku dambi yahay, xaqiiqada oo la ogaadaa ay jariimo tahay,…

Waxaan ka mid ahay ardayda Soomaaliyeed ee gudaha dalka wax ku barata, khaasatan aqoonta kombuyuutarka iyo barnaamijyadiisa. Markii aan arkay ardayda Soomaaliyeed ee kumanaanka ah ee jaamacadaha ka baxay casrigan, aragtidaydu waxay ila tahay in dhalinyarada Soomaaliyeed ay heehaabayaan laba…

“Noloshu waa buug; qof aan safrinna wuxuu ka akhriyay hal bog oo keliya.” — Saint Augustine
Marka uu qofku ku cusub yahay magaalo, dal ama xitaa nolol ka duwan tii uu yaqaanay, wuxuu galaa xaalad cusub. Waxa uu dhex galaa nolol gabi ahaanba ku cusub garaadkiisa oo qorshaheeda, qaabaynteeda iyo…