Waraysi
Bahda Tifaftirka
|
Soofiya Samatar waxa dhalay Barafasoorkii weynaa ee Siciid Sheekh Samatar, hooyadeedna waxay ahayd macallimiintii wax ka dhigi jiray Kiniisadaha Menonaytka ee Muqdisho, Soofiya oo hooyadeed ka soo jeeddo gobolka Dakota, waxay ku dhalatay gobolka Indiyaana ee Maraykanka. Labadeeda waalid waxay…