Skip to main content

Monday 9 February 2026

  • facebook
  • x
  • tiktok
  • instagram
  • linkedin
  • youtube
  • whatsapp

Fankii hore

Fan |
Fanka haweenku waa uu ka farshaxansan yahay ka ragga, waayo, maansada (oo ah salka hoose ee fanka) oo dhami waxa ay ka soo farcantay maanka hooyada. Iyadaa luuqda, jiibta, jaanta, baddaha kala duwan iyo qaabsunsunka xarragada leh u samaysay, qofkuna waxa uu sameeyo waa uu ku xarragoodaa…

Masraxa Hargeysa waa warshad aan daalin. Waa madbacad tayo badan. Waxa uu caan ku yahay soo saaridda fan iyo fannaan hibo u saaxiib ah; walina lama dhaliilin shaqsi uu masraxa Hargeysa shaacsane ka dhigay. Marka la joogo dhanka gooraynta (cahdiyada), fannaan waliba waxa uu gaar la yahay milaygiisa,…

Qormadan oo aan cinwaan uga dhigay "Sooyaalka Fanka Soomaalida" waxaan rabaa in aan ku muujiyo facii horseedka u ahaa fanka Soomaalida iyo dadkii dhidibbada u taagay horumarkiisa, aqoontiisa iyo waxa-qabadkoodii naf-hurka lahaa. Waxaana muhiim ah in la xuso marxaladihii uu fanku soo maray, iyada oo…

Subscribe to Category Page