Laga soo bilaabo xarun tebisa wararka dagaalka oo keliya ilaa fagaare hodmin iyo saqaafadeed, Idaacadda Hargeysi waxa ay sidan ku noqotay sameecadda soo gudbisa heesaha bulsho, riyadooda iyo baraaruggooda.…

Masraxa Hargeysa waa warshad aan daalin. Waa madbacad tayo badan. Waxa uu caan ku yahay soo saaridda fan iyo fannaan hibo u saaxiib ah; walina lama dhaliilin shaqsi uu masraxa Hargeysa shaacsane ka dhigay. Marka la joogo dhanka gooraynta (cahdiyada), fannaan waliba waxa uu gaar la yahay milaygiisa,…