Skip to main content

Sunday 8 February 2026

  • facebook
  • x
  • tiktok
  • instagram
  • linkedin
  • youtube
  • whatsapp

Fan

Fan |
Heerkulka intaa sii kordhaya ee aynnu wada aragno, iyo cimilada intaas soo xumaanaysa ee xaalufka keentay, lagana yaabo in ay belaayo ka soo jiijii leedahay, waxa aad moodaa in ay nolosha aadmigu sugayso dhacdo kedis ah oo mar si ba’an u gilgisha, tolow maxaa laga yeeli doonaa? Abwaankii…

Goor wal oo aad is tidhaahdo akhriso sheeko-faneedyada ama aad is tidhaahdo soo qaado waxa laga yaabaa in ay maskaxdaada ku soo dhacdo is wayddiin. Waxa laga yaabaa in aad iswayddiiso su’aal ah maxay tahay sababta igu kallifaysa in aan akhriyo sheeko-faneed weliba aniga oo ka warqaba in qaar ka mid…

Waraysi |
Wadasheekaysigan uu Geesku la yeeshay Najax Haaruun oo ah farshaxamiiste, waxa uu ku arooraa kolka hore isbarashada Najax iyo Bulshada ay farshaxanka u asasho. Kolka xigta, wuxuu qaadaa dhigayaa guud ahaan farshaxanka iyo aydhiyooliyaddiisa, si gaar ahna waxa uu u sii guda gelayaa farshaxanka Najax…

Hiigsigaygu, marnaba ma ahayn in aan noqdo fannaan. Waayo, waxa aan u haysatay in fannaanimadu tahay sidii adiga oo noqda hoggaamiye. Waxa aan u haystay wax loo dhasho. Waxa aan u haystay in fannaanimadu tahay wax aadan is ka noqon karin galin gudihii, oo marnaba ma aan hawaysan.…

Maqaalkani waxa uu ku soo baxay wargeyskii billaha ahaa ee Halgan, bishii Noofember ee sannadkii 1976, gaar ahaan qaybta Dhaqanka iyo Hiddaha. Qoraagu waxa uu ka mid ahaa tifaftirayaasha wargeyska.…

Qormadan oo aan cinwaan uga dhigay "Sooyaalka Fanka Soomaalida" waxaan rabaa in aan ku muujiyo facii horseedka u ahaa fanka Soomaalida iyo dadkii dhidibbada u taagay horumarkiisa, aqoontiisa iyo waxa-qabadkoodii naf-hurka lahaa. Waxaana muhiim ah in la xuso marxaladihii uu fanku soo maray, iyada oo…

Fannaanka Soomaaliga ah ee Mustafe Saciid ayaa kala sheekaystay Geeska sida shaqooyinkiisu u weeleeyaan haybta Soomaalida, isagoo isku ladha agabka hiddaha iyo qaababka fanka shacbiga ah ee casriga ah (pop culture) si uu u dhaliyo dood daaran hiddaha iyo casriyawga. …

Habeen ayaan si kedis ah u dhaguugsadey hees aanan horay u maqal! Waxaa heesta dhegaysanayey nin agtayda fadhiyey. Ninkii ayaa yidhi; “Heestan, yaa horay u maqlay”? Waxa aan ugu jawaabey; “weligay ma maqal, yaa curiyey heesta”? Waxa uu jawaabcelin ku yidhi; “Waxa curiyey Dr. Cabdirraxmaan Beyle—oo…

Feker |
Weydiin E-mail lagu soo diray: Da’daydu waa toddobaataneeyo. Waxa aan la kulmay gabadh iga yar labaatan sanno, waxaanay ii muujisay firfircooni aragtiwadaag oo aan la iska dhegomarin karin ama aan laga warwareegi karin. Waxa ay la da’ tahay inantayda, aniguna waxa aan aaminsanahay in da’dayda sii…

Masrax |
Filinka kooban ee Loollan ayaan daawaday. Run ahaan dulucda uu xanbaarsan yahay way ka mug weyn tahay waqtiga aadka u yar ee uu soconayo. Waa wiil ifka ka raba in uu fanka la falgalo oo wanaagsanaado, noloshana wanaajiyo. Laakiin waxa hadhaynaya, iskuulka ilaa aqalka, aragtiyo lid ku ah oo…

Subscribe to Category Page