Hordhac
Buugga The Once and Future World Order ee uu qoray Amitav Acharya soona baxay sannadkii 2022 waa deraasad qoto dheer oo dib u eegaysa taariikhda dheer ee nidaamka caalamiga ah iyo sida uu u soo maray marxalado kala duwan oo ay hoggaaminayeen ilbaxnimooyin kala geddisan. Qoraagu waxa uu si…

“Waxa gef ah in aad aamintid in falsafaddu tahay hindise Yurubiyaan oo ku samaysantay mucjisada Giriigga. Joogtaynta falsafaddu waa wax ku abuuran jidhka aadamaha, laga soo bilaabo kolkii uu aasay maydkiisa, ee uu is wayddiiyey macnaha nolosha, sidoo kalena bilaabay in uu farsamooyin faneed ku…

Tan iyo intii gumeystaha reer Galbeed yimid dunida Bari, waxaa jirtay suuro goonniya oo ay ku sifayn jireen dalalkii ay qabsadeen iyo dadka ku noolba. Bilmetal, ninka reer Galbeed wuxuu u arkay reer Bariga dad aan waxba dhaamin xayawaanka duurjoogta ah. Agtiisa, reer Barigu waxay ahaayeen dad aan…

Sannaddo ka hor markii aan soo turjumay buugga uu mufakirka reer Sinigaal ee Sulaymaan Bashiir Diagne ka qoray Bergson iyo Muxammed Iqbal, waxa aan dareemay in aan tarjumayo buugga aqoonyahan jaadgoonni ah. Waa nin falsafadda ku haga xagashiisa Afrikaannimo, isagoo marar raacaya jidkii Leopold…

Wax badan ayaa laga qoray wayddiinta ah in aynnu madaxbannaani u haysanno doonisteenna iyo in kale, waxaana muuqata in ka hadalka arrinkani muhiim u yahay nolosheenna.
Aynnu marka koowaad dhisno mala’awaal ah in aynnaan xor ahayn oo aynnaan lahayn doonis madaxbannaanna. Waxa arrinkan soo…