Skip to main content

Saturday 5 September 2026

  • facebook
  • x
  • tiktok
  • instagram
  • linkedin
  • youtube
  • whatsapp

Falsafad

Aragti |
Nelson Mandela oo ah madaxweynihii ugu horreeyey ee si dimuqraaddi ah loogu doorto Koonfur Afrika (1994 ilaa 1999), waxa uu dunida ku yeeshay saamayn qotodheer. Ma ahayn hadaljeediye muxaadarooyinkiisa lagu bartay, ma ahayn kelitaliyayaasha laga baqo, mana ahayn mufakir lagu bartay waxsoosaarkiisa…

Feker |
Ma suuragal baa in maanso kooban ay xambaarsanaato falsafad ka qoto dheer mid ku jirta buug falsafadeed? Sidee ayay sheeko ama maanso, iyaga oo aan si toos ah u qeexin falsafadda, haddana maskaxda ugu abuuri karaan su'aalo ku saabsan runta, jiritaanka, caddaaladda, xorriyadda iyo macnaha nolosha,…

Intii la uunku jireyba waxa dunida soo maray dadyow aan la qiyaasi karin tirada buugaagta ay qoreen ama baaxadda aqoonta ay ka tageen, balse la cabbiri karo saamaynta ay ku yeesheen in ay beddelaan hab-fikirka bini’aadamka iyo sidoo kale qaabka ay isu fahmi lahaayeen nafsad ahaan. Qaar ka mid ah…

Dhaqan |
Miyaanay mudnayn in aynu isweydiinno maxaa ka dhigay aragtida Tomaas Sankaara in ay ka gudubto xuduudda tijaabo-galka siyaasadeed ee dal yar oo sabool ah sida Burkiina Faaso? Sidee ayay se qaabdhismeedkeeda akhlaaqeed isugu beddeshay mashruuc falsafadeed oo lagu xoraynayo insaanka oo aanay keliya…

Masrax |
Taxanaha The Walking Dead, muddo badan ayaan daawashadiisa ka meermeerayay maadaama aan necbaa filimada uu zombie-gu — ama orgobuhu — qaybta ka yahay. Dabayaaqadii sannadkii hore 2025, ayaan si cago-jiid ah ula soo degay kalka koowaad ee taxanaha, kadibna masraxiyad cajiib ah iyo qaabilaad…

Falsafad ku dhisan fikradda ah in qofku aanu dhammaystirnayn keligii, balse uu ku samaysmo xidhiidhada uu la leeyahay dadka kale. Ereyga “Ubuntu” wuxuu ka soo jeedaa afafka Bantu-ga ee badhtamaha iyo koonfurta Afrika, waxa uu ka kooban yahay laba qaybood: “Ubu” oo looga jeedo xaaladda jiritaan, iyo…

Gaana waxa ay bishii hore u dabbaaldegtay xuska sagaal iyo lixdanaad ee xornimadeeda kasoo wareegay, dabbaaldeggan intii lagu jirayna, Madaxweynaha hadda John Dramani Mahama, ayaa maqaal aragtiyeed ku faafiyey wargeyska The Guardian, isagoo xusay geesinnimada aasaasayaashii dalka, iyo dooddii uu…

Hordhac Qormadani waa tii caanka ahayd ee uu Kaanti soo bandhigay, isaga oo ku qeexaya Iftiimintii oo xilligaa carcarteeda lahayd, falsafaddiisii naqdiga ahayd ayuu faaqidaad bisil oo hiraal ah ka soo dhiraandhiriyay. Qormadani waxay ka soo muuqatay "mareegtii Baarliin ee billaha ahayd" tirsigii…

“Waxa gef ah in aad aamintid in falsafaddu tahay hindise Yurubiyaan oo ku samaysantay mucjisada Giriigga. Joogtaynta falsafaddu waa wax ku abuuran jidhka aadamaha, laga soo bilaabo kolkii uu aasay maydkiisa, ee uu is wayddiiyey macnaha nolosha, sidoo kalena bilaabay in uu farsamooyin faneed ku…

Buug |
Si ka duwan suugaanyahannada oo jacaylku u yahay mawduuc weyn oo kaalin weyn ku leh qoraalladooda gabay iyo sheekoba, falaasafadu dhankooda mawduuca jacaylku waa mid ay ka labalabeeyaan, oo badhkood yasaan, kuwo kalena aad uga gaabsadaan ka hadalkiisa. Inta badan jacaylku waa mid iska…

Subscribe to Category Page