Somaliland ayaa sheegtay in ay dhawaan safaarad ka furanayso magaalada Quddus, halka Israa’iil-na la filayo in ay safaarad ka furato Hargeysa, tallaabo sii xoojinaysa xidhiidhka cusub ee labada dhinac kaddib markii Israa’iil ay Somaliland u aqoonsatay dal madax-bannaan.
Danjiraha Somaliland u…

Ma la odhan karaa sheekada Falasdiin waa sheekada hadda ugu muhiimsan dunida? Se ma la odhan karaa guuxa xooggan ee ka dhashay xadgudubkii ugu dambeeyey ee Qasa lagula kacay waxa uu furayaa jid cusub oo lagu baraarugo, sidoo kalena waxa uu sababay in damiirkii caalamiga ahaa gilgisho, laga soo…

Hargeysa- Somaliland ayaa maalinimadii khamiistii beenisay eedaymo la xidhiidha in ay ogolaatay martigelinta saldhig Milatari oo Israa’iil leedahay iyo dib dajinta dad ka soo barakacay marinka Qasa, arrintaas na ay aqoonsi kaga beddelatay Israa’iil. Somaliland ayaa wararkan oo muddooyinkii danbe…

Ka dib weerarkii 7-kii Aktoobar ay Xammaas fulisay, Benyamin Netanyahu waxa uu ballanqaaday in uu burburin doono iska caabbinta Falasdiin, xasuuq aan hore loo aragna uu ka gaysan doono Marinka Qasa. Waxa uu caddeeyey in aan xuduud la dhawro iyo wax laga sarriigtaa aanay jirayn, ee hab iyo tab kasta…

Buugga “War”, oo ay dhawaan daabacday madbacadda Simon & Schuster, boggiisa boqol iyo shan iyo kontanaad oo gebagebada buugga 21 bog ka horreeya, weriyaha iyo qoraaga buuggan, Bob Woodward, waxa uu innoogu sheegayaa in Wasaaradda Caafimaadka ee Qasa xustay in “hawlgallada millatari ee Israa’iil…

Hadal uu qoraagu maalmo ka hor qoray ayaa baraha bulshada ka dhex dhaliyey dood, biyadhaceeduna ahaa marka garabsiinta xadgudubku ka dhalato anshax darro, ee aanay ka iman jahli ama ismaandhaaf, markaas oo kale, in qofka xadgudubka garabka siinaya lagula doodo caddaymo caqli waxba ma soo…

Haweenaydu waa sida qolka, uma jeedo qol kasta, waxa aan se ka wadaa qolkaas diirran ee aadamuhu jeclaysto kolka uu foodda geliyo, kuna dareemo badhaadhe iyo ku habboonaan ilaa uu illaabo in uu yahay dool iyo marti maqlaysa weedhihii soo dhaweynta dabadeed uu u maleeyo gurigiisii, waxa ka dhigan…