Skip to main content

Sunday 14 December 2025

  • facebook
  • x
  • tiktok
  • instagram
  • linkedin
  • youtube
  • whatsapp

Faashir

Faaqidaad |
27-kii Oktoobar ee 2025, kooxda RSF waxa ay gacanta ku dhigeen magaalada al-Faashir ee caasimadda u ah gobolka Waqooyiga Daarfuur, ahna mid kaalin weyn kaga jirta isbeddelladii ugu muhiimsanaa taariikhda Suudaanta casriga ah. Ka dib go’doomin ku dhawaatay 550 maalmood iyo wax ka badan 200 weerarro…

Aragti |
Mararka qaar ka fursan mayso in qofku is wayddiiyo: suurogal ma tahay in dhaleecaynaha qabow ee laga soo saaro gaboodfallada Dagloo se aan wax raad ah ku lahayn dagaalka, ay ka dambayso ka helid reer Galbeedka, siiba Maraykanku, ay ka heleen Jeneraalka Suudaaniga ah ee fallaagoobay, Maxamed Xamdaan…

Wacaal |
Xubno ka mid ah Kongereska Maraykanka ayaa si weyn u cambaareeyay gumaadka ay xoogagga RSF ka geysteen magaalada Faashir ee galbeedka Suudaan oo ay qabsadeeen labo cisho ka hor. Guddoomiyeha Guddida Xidhiidhada Arrimaha Dibedda ee Aqalka Sare ayaa bartiisa X ku sheegay in waxa Faashir ka dhacay ee…

Subscribe to Category Page