Skip to main content

Monday 17 August 2026

  • facebook
  • x
  • tiktok
  • instagram
  • linkedin
  • youtube
  • whatsapp

faallo

Buug |
Geeska Afrika waxa uu sooyaal ahaan iyo soojireen ahaanba ahaa mid aad istaraatiiji ugu ah quwadaha dunida iyo nidaamyada dawliga ah, oo waxa ku kulmay ilo khayraad ah iyo marinno lamahuraan u ah geeddi-socodka ganacsiga iyo wixii la halmaala, oo badi xulafooyinkii Yurubbiyaanku iyo kuwii ka…

Dawladnimada Soomaaliya waxa si guud ugu hardama saddex aragtiyood oo saamayn ku leh dadka Soomaaliyeed. Midda koowaad waa tii miyiga, oo xididkeedu yahay asalka Soomaalida; midna waa tan Islaamka, oo xididkeedu yahay diinta ayna gadaal ka soo raacday saamaynta dalalka Carbeed iyo aragtiyaha…

Masrax |
Qiimo Dareen (Sentimental Value), filinkii ugu danbeeyey ee soosaaraha Noorwiijiga ah ee Khuwaakiim Taraayer (Joachim Trier) oo ku guulaystay abaalmarinta Oskarta filinka caalamiga ah ee ugu wanaagsan ayaa ina hordhigayaa muraayad dillaacsan, isaga oo si dabacsan, haddana kulul, isku weydiinaya:…

Musuq-maasuqu waxa uu ka midyahay aafooyinka ragaadiya dawladnimo wanaagga iyo horumarka bulshada, waayo wuxu uu isku mar dumiyaa anshaxa iyo dhaqaalaha bulshada. Sannadkii 2018-kii waxa buug macne leh ifka u soo saartay Dr. Ngozi Okonjo-Iweala kaas oo ay ugu wanqashay “La dagaallanka musuq-maasuqu…

Buuggan la magacbaxay "When Victims Become Killers: Colonialism, Nativism, and the Genocide in Rwanda", waxa qoray Maxamuud Mamdaani oo ah mutacallin weyn oo deraasaadka Afrika macruuf ka ah. Waxsoosaarkiisu waxay xoogga saaraan mashruucyada gumaysi ka-saarka (decolonization projects), waxa uuna si…

Xilligii Hayaanka Waqooyi waa Sheeko faneed uu qoray qoraagii Suudaaniga ahaa ee ku maammuusnaa Cabqariga Sheekada Carbeed, Dayib Saalax (1929—2009). Marka loo eego qarnigii labaatanaad oo ay soo baxday (1966) waxay ku tirsan tahay sheekooyinka sarsare ee heer caalami gaadhay ee loo turjumay ilaa…

Raoul Peck, oo ah filinsameeye iyo u dhaqdhaqaaqe siyaasadeed oo Haytiyaan ah lagu na yaqaanno aflaan codka dulmanaha u taagan ayaa gu'gii 2025 la gole yimid bandhigga filimada ee Cannes dhakumentari 'Curis-filimeed/ Essay-Film' ah oo dib u eegis ku samaynaya fekerka noofaliistihii waynaa mudane…

“Qofna hoygiisa kama dhaqaajiyo illaa hoygu noqdo af libaaxbadeed" – Warsan Shire.…

La yaab malaha in buugga cusub ee Angela Saini ka helo gorfayn iyo faallooyin togan dadka raba in laga gudbo takoorka jinsiga, ee garwaaqsan saameyntii ba’nayd ee gumeysigu dunida ku yeeshay. Doodda Saini waxa udub-dhexaad u ah; in hab nololeedkeenna bulsho yahay wax ka dhashay sooyaalka, ee…

Buuggan la magacbaxay "President Aden Abdulla: His Life and Legacy", waa xasuusqor ku saabsan madaxweynihii kowaad ee Jamhuuriyaddii Soomaalida, Aadan Cabdulle Cismaan oo ku magac dheeraa "Aadan Cadde." Waxa buugga tafaftiray oo qoray Maxamed Ciise Trunji oo macruuf ku ah shaqooyinka macnaha leh ee…

Subscribe to Category Page