Waxa soo dhawaaday xilligii safarka, madaarka Baariis ee Charles de Gaulle-na waxa laba saf oo siman taagan dad sugaya xafiiska shaambadaynta baasaaboorrada. Waa laba saf oo dadka taagani galayaan hal safar oo hal meel tagaya; hal meel bay u wada socdaan oo ah caasimadda Aljeeriya. Farqi weyn baa u…

Maqaalkan waxa bilowgii lagu faafiyay degalka Aljazeera, Feb 2013, dood badan ayuuna dhaliyay sannadihii ka danbeeyay (Waxa Af Soomaali u turjumay Suhayb Maxamuud). 2016kii wuxu Xamiid Dabaashi soo saaray buug isla cinwaanka maqaalkan wata, gorfeyn buugga ku saabsan halkan ka…

Qoraalka waxa Af Ingiriisi ku diyaariyay Faysal Cali, Bahda Geeska ayaana Af Soomaali u turjuntay.
Inta badan ma daneeyo khudbadaha ay jeediyaan madaxda Midawga Yurub (MY), balse wax ii geeyayba sannaddii 2016 ayaan dhegaystay Federica Mogherini oo markaas madax u ahayd siyaasadda arrimaha…