Skip to main content

Monday 17 August 2026

  • facebook
  • x
  • tiktok
  • instagram
  • linkedin
  • youtube
  • whatsapp

Eriteriya

Faaqidaad |
Muddadii u dhaxaysay 2020 iyo 2022, TPLF waxa ay dagaal qadhaadh kula jirtay Xukuumadda Federaalka Itoobiya iyo xulafadeeda oo ahaa Eretariya iyo jabhado Amxaarada ah oo loo yaqaan Faano. Muddo afar sanno ka yar ka dib, Xukuumadda Federaalka Itoobiya waxa ay saaxiibbadeedii xulafada la ahaa ay ku…

Wacaal |
​Madaxweynaha Eriteriya, Isiyaas Afwerki, ayaa kulan heer sare ah kula qaatay Asmara Ergeyga Gaarka ah ee Shiinaha u qaabbilsan Geeska Afrika mudane Huu Jaangjun. Kulankan ayaa lagu muujiyay xidhiidh istiraatiijiyadeed oo u dhexeeya labada dal oo la sheegay in ay ka mideysan yihiin aragtiyaha ku…

Toddobaadkan horraantiisii ayaa ay, dawladda Itoobiya soo saartay warqad ay toos ugu socodsiisay xukuumadda Asrama. Dhambaalkeedu waa uu caddaa; “Ciidamada Eriteriya waxa ay qabsadeen dhul ay leedahay Itoobiya, iyaga oo iskaashanaya ‘fallaago’ Itoobiyaan ah”. Waxa ay Addis Ababa ka dalbatay Asmara…

Si kastoo xaaladdu u kacsan tahay, hadalada la isweydaarsanayaana u xanaf badan yihiin, oo uu u jiro dhaqdhaqaaq milatari, haddana, dagaal Itoobbiya iyo Eratariya dhex maraa waa mid laga fursan karo, iyadoo sidaa ah baddu way kacsan tahay, halistuna waa sarreysaa.…

Subscribe to Category Page