Waxa muuqata in iskudayga Getachew Reda ee iskudheellitirka xejisashada kaalinta siyaasadeed iyo sarkaxaadinta hadalka ay ku hoos jirto halis dhab ah oo lagu caadiyeynayo ka baxsashada ciqaabta ku habboon burburintii gobolka Tigrayga. Sarkaxaadinta hadalku waa mid masuuliyadda lagu dafiri karo,…

Isaga oo ku sugan xafiiska mugdiga ah ee ku dhex yaalla kiniisadda. Wadaadku, waxa uu xusuustaa sidii loo jidh dilay. Askarta wardiyeyaashi ah waxa ay labadiisa jilbood dhex gelin jireen loox si aanu kor ugu hinqan dabadeed sida uu sheegay waxa ay ku garaaci jireen tuunbooyin caag ah. Labaatankii…

Xilli awoodda dawladaha lagu qiyaaso heerka ay awood u leeyihiin gelitaanka dhijitaalka iyo ka shaqaysiinta dhaqaalaha xogta, Eretariya waxa ay indhaha kusoo jiidanaysaa jaadgoonnideeda muujinaya go’doonka ay kaga jirto dhijitaalka. Xilligan oo qaaradda Afrika ku jirto mawjadda faafidda adeegyada…

Tan iyo markii Abiy Axmed loo caleemo saaray kursiga Raysal wasaaranimada Itoobbiya waxaa ka soo wareegay lix sanno iyo dheeraad, muddo bilo ka yar markuu xilka hayay, Sebtambar 2018, waxa uu caasimadda Eretariya, ee Asmara ku guddoonsaday isbahaysi saddex geesood ah, oo kulmiyay isaga,…

Hay’adda Duulimaadyada ee Eretariya ayaa go’aan ay soo saartay ku amartay shirkadda duulimaadyada ee Itoobbiya in ay joojiyaan duulimaadyadooda Asmara laga bilaabo 30-ka Sebtembar, balse, shirkadda Duulimaadyada ee Itoobbiya ayaaba ka hormartay oo joojisay duulimaadyadeedii Asmara saddexdii bisha,…