Skip to main content

Wednesday 10 June 2026

  • facebook
  • x
  • tiktok
  • instagram
  • linkedin
  • youtube
  • whatsapp

Elections

Faaqidaad |
Muddo ka badan labaatan saacadood ayaa ay caasimadda Soomaaliya ee Muqdisho ku jirtay qas, oo uu ka socday dagaal la is weydaarsanayey madaafiic iyo hubka culus, una dhexeeyey Xukuumadda Federaalka iyo hoggaanka mucaaradka, arrinkan oo keenay in gebi ahaan dhaqdhaqaaqii magaaladu istaago. Muddo…

Wacaal |
Dagaallo culus ayaa galabta ka qarxay qaybo ka mid ah magaalada Muqdisho, oo ay ku jirto degmada Howlwadaag, kaddib markii xiisaddu kor u kacday agagaarka meel ay mucaraadku ku qorsheynayeen bannaanbax berri loo ballansanayay. Ra’iisul Wasaarihii hore Xasan Cali Khayre, oo saaka u guuray Howlwadaag…

Warbixin cusub oo ay soo saartay hay’adda Bertelsmann Stiftung, taas oo qeyb ka ah Tusmada Isbeddelka ee BTI 2026 —oo ah qiimeyn caalami ah oo lagu cabbiro isbeddelka siyaasadeed, isbeddelka dhaqaale iyo waxqabadka dowladnimo ee 137 dal — ayaa la shaaciyay, iyadoo sawir mugdi ah ka bixisay xaaladda…

Mucaaradka Soomaaliya ee fadhigoodu yahay Muqdisho ayaa maalmihii la soo dhaafay qorsheynayay dibadbaxyo ballaadhan oo ka dhaca guud ahaan caasimadda. Dibadbaxyadan ayaa loo abaabulayaa si looga falceliyo maamulka hadda talada haya ee uu hoggaamiyo Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud, iyo waxa ay…

Aragti |
Dadka daneeya arrimaha Soomaaliya, waxa u muuqda hir isku mid ah: waa humaag iyo hubanti la’aan sooyaalka siyaasadeed ee dalka lagu bartay. Ilaa hadda lama hubo doorashooyinka dhici doona dhawaan. Raysalwasaaraha xukuumadda hadda joogtaa waxa uu sheegay in ay sannad sii joogi doonaan. Waa run in…

Sida ay shaacisay warbaahinta dawladdu, Ismaaciil Cumar Geelle ayaa mar kale ku guulaystay hoggaaminta Jabuuti isaga oo helay 97.8% codadkii laga dhiibtay doorashadii dhacday. Waa markii lixaad ee uu talada ugu guulaysto si xidhiidh ah, arrintan ayaa sii dheeraynaysa muddada xukunkiisa. Ka dib…

Ka dib maalmo ay socdeen abaabullo dagaal oo iska soo horjeeda kuwaas oo ay Muqdisho iyo Baydhabo ugu xusulduubayeen in ay is muquuniyaan, waxa maanta doorasho degdeg ah isku caleemasaaray Madaxweynihii maamulka Koonfur Galbeed ee Soomaaliya, kaas oo sannaddadii la soo dhaafay ku maamulayay…

Waraysi |
Ka dib burburka heshiis laga gaadho dib u hagaajinta doorashooyyinka iyo wax ka beddelka dastuurka ee Soomaaliya, doorashooyinka dawladda hoose ee Muqdisho ayaa qabsoomay walow ay weli mucaaradku codsanayeen heshiis siyaasadeed oo ballaadhan, qaabka doorashooyinkani u qabsoomeenna waa qaab ay…

Sida la filayo, Soomaalilaan dhawaan codbixinta ayaa loo dareeri doonaa ka dib marka la ansaxiyo sharcigii doorashooyinka ee muranka badnaa, balse wali jidku toobiye ma aha. Febraayo 18, 2024 ayaa labada aqal ee barlamaanka ee Soomaalilaan ay ansaxiyeen xeerarkii doorashooyinka ee muranka badnaa,…

Subscribe to Category Page