Doorashada Somaliland ka qabsoontay 13-kii Noofambar, 2024 waxa ay ahayd doorashadii sagaalaad ee ka dhacda Somaliland laga soo bilaabo markii ay Somaliland madaxbannaanideeda ku dhawaaqday sannadkii 1991-kii. Somaliland waxa ay qabatay afti dadweyne oo loogu codaynayay distuurka dalka, muddadii…