Waxa Af Ingiriisi ka soo turjumay Cabdicasiis Guudcadde.
Sida ay dhigayso falsafadda Ubuntu, oo ku aroorta Afrikadii qadiimka ahayd, ilmaha yar ee dhashaa ma aha qof iskii u jira. Dadku waxa ay dhashaan iyaga oo aan lahayn ‘ena’ ama wax “aniga” ah, hadhow bay se yeeshaan kolka ay…