Feker
Maxamed Muuse-Macarri
|
‘‘Ka dib markii ay indhahaygu la qabatimeen mugdiga, waxa aan daymooday hareerahayga waxa aanaan isha ku dhuftay tiro dad soddomeeyo ah oo qaxootiya oo sagxadda daadsan. Garbaha ayaannu is wada saarnay annaga oo gidaarka is ku dhererinayna. Waxa aannu afka galinay waxooga buskud, rooti, timir iyo…