Sideedaba haddii buug laga faalloonayo, waxaa ugu wanaagsan ee mudan in laga faalloodaa waa farriinta uu xambaarsan yahay buuggaasi.
Dostoevsky, oo ah sheeko-yahan muddo qarni ku siman caan ka ah dunida akhriska iyo sheeko-fanneedda, dadku sida ay u jecel yihiin ama magiciisa u wada maqleen…