Skip to main content

Monday 9 February 2026

  • facebook
  • x
  • tiktok
  • instagram
  • linkedin
  • youtube
  • whatsapp

Doorashooyinka Maraykanka

Faaqidaad |
Magaalada Niyuu Yook, oo lagu naanayso magaalada aan hurdada aqoon, waxay muddo dheer ahayd meel ay siyaasaddeeda gacanta ku hayaan kooxo awood iyo hanti isku darsaday. Koox go’aamin jirtay cidda xilka ku guulaysan karta iyo sida loo maamulo mustaqbalka iyo dhaqaalaha magaalada. Nidaamkaas…

Wacaal |
New York oo ah magaalada ugu muhiimsan ee Maraykanka ayaa maayir u dooratay Zohraan Mamdaani oo ah Muslim ka soo jeeda Hindiya kuna dhashay Ugaandha, isaga oo helay 50.4% codadkii la dhiibtay. Waxa uu ka badiyay murashax madaxbannaan, se uu taageerayay Madaxweyne Trump, oo helay 41.6%. Madaxweyne…

Aragti |
“Wakhtigii Dahabiga ahaa ee Maraykanku hadda ayaa uu bilaabmayaa” waa hadalkii uu ku bilaabay Madaxweyne Donald Trump khudbaddii caleemosaarkiisa. Madaxweynaha 45aad iyo 47aad ee Maraykanku, waxa uu ka hadlay “maalinta ugu muhiimsan taariikhda bulshada” iyo “maalintii xornimada”, ka sokow in uu…

Masuuliyiin aad ugu dhow madaxweynaha dalka Maraykanka Donald Trump ayaa ku dhiirrigeliyey in uu aqoonsado Soomaalilaan. Codsiga ay masuuliyiintani soo jeediyeen waxa kale oo taageersan hoggaanka sare ee Golaha Aqalka Sare. Xaaladahan soo cusboonaaday awgood, safaaradda Soomaaliya ee Maraykanku…

Qaddiyada aqoonsi raadinta Somaliland waxa ay sannadka 2024-ka la kulantay isbeddelo waaweyn oo si dhakhso ah u dhacay. Dhacdada koowaad ee aqoonsiga Somaliland boodhka ka jaftay waa isafgaradkii Somaliland la gaadhay dalka Itoobbiya, dhacdada labaad waa in madaxweynaha Maraykanka ee Donald J.…

Ka dib doorashooyinkii Somaliland ka qabsoomay 13-kii Noofambar ee bishan, waxa suurogal ah in loollanka Taywan iyo Shiinuhu ka wadaan gobolku u janjeedhsamo dhinaca Shiinaha. Muddo ka hor doorashooyinkan, Madaxweyne Muuse Biixi Cabdi waxa uu iskaashi iyo xidhiidh adagba la sameeyey dalka Taywan,…

Sugitaan dheer iyo u kuurgal weyn ka dib, oo laga warsugayay natiijooyinka ka soo bixi doona doorashada Maraykanka oo ay ku tartamayeen Donald Tramb iyo Kamala Haaris, waxa ay kusoo dhamaatay in Tramb ku baadiyo codad badan oo ah kuwa Guddiga Doorashada iyo codadkii bulshadu dhiibatay. Guusha Tramb…

Natiijada doorashadii Maraykanka aad ayaa looga soo dhaweeyey [Jamhuuriyadda] Soomaalilaan, iyada oo la rejaynayo in madaxweynaha la doortay il gaar ah ku eego qaddiyadda Somaliland. Hase ahaatee, dad badan oo siyaasadda u dhuundaloola ayaa ka digaya in rejadaas lagu hungoobo. Markii la shaaciyey…

Ka dib markii lagu dhawaaqay natiijooyinka doorashooyinka Maraykanka ee uu ku guulaystay markii labaad ee aan xidhiidhka ahayn Donald Trump, caalamku waxa uu isha ku hayaa go’aannada uu ka qaadan doono arrimaha caalamiga ah oo xaalad xasaasi ah ku sugan, waxaana dib u milicsi lagu samaynayaa…

Warbaahinta Ameerika waxa ay hadal haysaa, booqashada la filayo ee Madaxweynaha Maraykanku ugu kicitimayo Afrika kadib kolka ay soo xidhmaan kulamada guud ee Qaramada Midoobay, iyo ka hor doorashada Madaxtinimo ee loo ballansanyahay shanta Noofambar, qabsoomideeda asbuucyo ka hor Baydhan waxa…

Subscribe to Category Page